waxaa muddo sadex cisho ah korontadada iyo biyuhu ka go’anyihiin madaxtooyada Galmudug ee Cadaado, iyadoo albaabadana loo xiray, islamarkaasna aysan joogin Wax Ciidan oo waar diyeynaya Baarlamanka Galmudug, arintaann ayaa waxay barlamaaka Galmudug Ku eedeeyeen Madaxda Galmudug iyadoo laga soo horjeedo furitaanka Barlamaanka Galmudug.
sida la ogyahay C/karimm guuleed ayaa dayacay Maamulkiisii madaama iska dagay muqdisho iyo dalalka Africa.
Hoos kadaawo
Leave a Reply