Waxaa Maalmo xirnaa wadooyinka Muqdisho sababtoo ah waxaa imaanayey madaxda wadamada dariska nahay ee IGAD, waxaa istaagay isu socdkii shacabka,ganacsigii iyo waxbarashadii.
shacabka Muqdisho waxaa soo gaarey qasare xaga ganacsiga ah iyo wadooyinkii oo laga xiray faa’dadii laga helay shirka IGAD waxay Noqotey in jaadka lafasaxo taasoo dhabar jab way kusii noqotay shacabkii soomaliyeed, Ganacsade Cabdi Xoosh oo arintaas xanuunka baday ee soo gaarey shacbka ayaa yiri.
Leave a Reply