Madaxweynahayaasha dalalka jabuuti Kenya iyo itoobiya ayaa soo gaaraey magaalo madaxda dalka soomaliya ee muqdisho halkaasna waxaa kusoo dhaweeyey madaxwaynha soomaliyaha xasan Shiiq iyo madax kale, madaxdaa ayaa salaan ka qaatay Cutubyo ka tirsan Ciidanka Qalabka Sida, waxaana loo galbiyey Qolka Shirku ka dhacayo, iydoo ay hor kacayaan Mootooyinka Ciidanka Booliska.
Leave a Reply