
Raiisul-wasaaraha Dalka Itoobiya Mr: Hailemariam Desalegn ayaa goor dhow ka soo degay Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho.
Mr:Hailemariam oo garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho ay ku soo dhaweeyeen Masuuliyiin sare oo ka tirsan Dawladda Federaalka ee Soomaaliya, waxaana loo galbiyay goobta uu shir-Madaxeedka Urur-goboleedka IGAD uu ka dhacayo.
Leave a Reply