
Wasiirada Dalalka Uganda, Djibouti iyo Kenya ayaa lagu soo waramayaa in ay soo gaareen Magaalada Muqdisho goor dhoweyd, kuwaasi oo hor dhac u ah Wafdiga Madaxweynayaasha Wadamada Urur-goboleedka IGAD ee maanta ka furmaya Magaalada Muqdisho, Wasiiradaasi ay ka soo degeen garoonka isla markaana loo galbiyay goobta Madashada shirka.
Leave a Reply