Waxaa magaalada Garoowe kasocda Banaanbaxyo Rabshado wata oo looga soo horjeeda dad Itoobiyaan ah oo kaniisad kasameystey Garoowe.
Mudooyinkii dambe waxaa Puntland kusoo badanayey dadka kasoo jeeda itoobiya oo tahriib ku ah Puntalnd, Borarka bananbaxyaasha wateen ayaa waxaa ku qornaa Itoobiya hanadhaafto.
Leave a Reply