
Musharaxiin u taagan qabashada Xilka Madaxweyne ee Soomaaliya ayaa maanta gaaray Magaalada Baled-weyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan intooda badan, Musharaxiinta gaaray ayaa waxaa ka mid ah Maxmuud Axmed Nuur Tarsan,C/raxmaan Cabdi Shakuur Warsame,C/raxmaan Baadiyow iyo Xildhibaan C/llaahi Goodax Bare.
Musharaxtiinta ayaa Baledweyne u tagay si ay uga soo horjeestaan Shirka Maamul u sameynta Ee Shalay Madaxweynaha Soomaaliya uu Wajigiisii Labaad Jowhar ka furay, Musharaxiinta iyo Xildhibaanada gaaray Magalada Baledweyne ayaa kulan la leh Ugaas Xasan Ugaas Khaliif.
Leave a Reply