Waxaa Dalka Holland ka furmay dawcwad udhaxaysa Soomaliya iyo Kenya oo ku saabsan bada, Qareenada Kenya udoodaya ayaa sheegay in madaxda soomaliya Cabdishakuur iyo raysawaasaare shamarkee ay saxiixeen heshiiskaan mana ahay wax qorseen.
dawcadaan dhageysigeeda ayaa soconaysa mudo sadex cisho ah go’aankuna waxuu noqonayo lama oga, lakiin waxaa xaqiiqo ah waxa maanta bada soomaliya hadalka Galiyey inay tahay Madax soomaliya maantana sharaxan.
Leave a Reply