Ciidamada Africaniiska ah ayaa midig yurub waxay siisey lacag dhan 178 Milyana Euro oo u isticmaalayaan Mushaaraadka ciidamada amisom iyo Gunadooda Heshiiskaa lacagtaan badan lagu bixinaayey ayaa waxaa saxiixay ergayga Midowga yurub u qaabilsan Africa Mr Gary Quince.
Arintaaan ayaa imaanaysa Amisom oo dagaalkii at kula jireen al-shabab joojiyey iyo iyagoo ku kaca falal xun sida kufsi,dilal,dhac iyo ayakoo ka iibiya Al-shabab Hub iyo Rasaas, dhinaca kale ciidmada had iyo jeer isu dhiga Al-shabab oo ah ciidamada Soomaliyeed Ayaan ba helin mushaar gunana warkeedaba ha sheegin.
Leave a Reply