
Musharaxada Shukri Cabdi Warsame(Shukri Anab ) Ayaa Maanta Si Qurux Badan loogu soo Dhaweeyay Degaanka Caabudwaaq Shukri Anab oo ah Musharaxada U taagan inay Matasho Shacabkeda Qabashada Xilka Xildhibaanada La soo xulayo 2016 ayaa waxay wax badan ka qabatey horumarinta adeeganada waqooyiga galagaduud Shukri Anab Ayaa Hadalkeeda Ogu badanaa kashaqeynta Nabad.
Audio Player
Leave a Reply