
ciidamada Dowladda Itoobiya ayaa Saaka iskaga baxay Degaanka Ceel-cali Ee Gobolka Hiiraan,halkaas oo Mudo aad u dheer ay Fariisin ku lahaayeen, Ciidamada Itoobiyaanka ah ayaa u dhaqaaqay dhanka Magaalada Baledweyne,waxaana Degaanka Ceel-cali Xalay lagu garaacay Madaafiic ay ku Weerareen Al-shabaab, Illaa hadda lama Oga Sababta Ciidamada Itoobiya iyo kuwa Dowladda Federaalka Soomaaliya ay uga baxeen Degaanka Ceel-cali Ee Gobolka Hiiraan.
Leave a Reply