
Gudoomiyaha baarlamaanka Dowlada Soomaaliya Jawaari ayaa gaaray magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhaxe, Wafdiga gudoomiha Baarlamaanka ayaa magaalada Jowhar u gaaray in ay googjoog ka noqdaan doorashada gudoonka baarlamaanka maamul goboleedka Hirshabeelle.
Leave a Reply