
Wafdi uu hoggaaminayo R/wasaaraha dalka Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa goor dhaweyd gaaray magaalada Cadaado, R/wasaare Cumar C/rashiid oo ay wehliyaan mas’uuliyiin ka tirsan dowladda ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Cadaado ku soo dhaweeyay maamulka Cadaado.
Leave a Reply