wadanka Shiinaha ayaa joojisey inay lacag ku wareejiso gudiga abaaraha ee wasiir dowlaha arimaha gudaha horkacayey iyagoo dhunsadey raashin badan oo loogu talagalay gobolada dalka raashinkaas oo lagu iibsadey Muqdisho,kismaayo,Cadaado, safiirka shiinaha ee Soomaliya ayaa lacad dhan labo Milyan kuwareejiyey hay’da cuntada Aduunka (WFP)
Leave a Reply