Waxagaradka gobolka Gedo ayaa waxay kasoo horjeesteen faragalinta gudiga doorashada iyo maamulka kismaayo kuhayaan cida kamid noqonaysa aqalka hoose soomaliya, gudiga doorshada ayaa ku yiri waxaa lay idinka rabaa Gabdho kaliya ragan makeeni kartaan taasoo kasoo horjeeda nidaamka doorashada sababtoo ah Jubbaland oo dhan baa si siman gabdho laga rabaa wax ku gooni ah majiraan Gobolka Gedo siday sheegeen waxgaradaka.
Leave a Reply