Weerarka oo ahaa mid loo adeegsaday Gaari nuuca Xamuulka ah ayaa waxa uu ka dhacay Saldhiga Ciidamada AMISOM gaar ahaan kuwa Jabuuti ay ku leeyihiin Xaafadda Howlwadaag ee Galbeedka Magaalada Baladweyne, Weerarka ayaa waxaa ku dhintay ku dhawaad 10 qof oo rayid iyo Ciidamo isugu jiray dhaawac badana waa jiraa.
Leave a Reply