haweenkaan ayaa ahaa kuwo ay dhalmadu waxyeeleysey isla markaana qabey dhaawayo kala duwan
waxeyana ka yimaadeen hooyooyinkaan deegaano kala duwana sida laasacaanood sabool koriye hoorshe xeraale iyo degmada caabudwaaq.
waxaana isku xilqaamey haweenkaan oo dhakhtarka caafimaad ugu direy magaalada boorame ururka udooda xuquuqda haweenka degmada caabudwaaq ee magacooda loo soo gaabiyo pwr iyo hay,do ay la kaashadeen fududeynata hawshan caafimaad .
waxaana jiro haween kale oo iyaganah loo qaadi doono kadib markey kawaas ka soo baxaan qalinka caafimaad, sikastaba ha ahaatee maahan markii ugu horeysey ee haweenka dhalmadu waxyeeleysey ay udiraan dhakhtar caafimaad ururka pwr horey ayey sidaan oo kale ugu direen haween qabey dhaawacyo culus oo xaga dhalmada ka soo gaarey isbitalka dayniile ee magaalada muqdisho iyo boorme.
by
khadar axmed xusseen
Listen to “Warbixinta haween ay dhalmadu waxyeeleysey oo dhakhtar caafimaad loogu direy boorme by khadra axmed xuxeen sax” on Spreaker.
Leave a Reply