Caabudwaaq: Tacsi macalin Khadar iyo Dhibka Maamulka Galmudug kuhayso Waqooyiga Galgaduud “Dhageyso”

aqoonyahan cabdi maxamed warsame deeq faandhe oo kamida aqooyahanada ka soo jeeda waqooyiga gobolka galgaduud gaar ahaan degmada caabudwaaq ayaa waxa uu tacsi udirayaa eheladii iyo asxaabtii uu ka geeriyooday macalin khadar oo kamid ahaa macalimiinta wax kadhigta iskoolka iqra ee degmada caabudwaaq oo 27kii biishaan dil fool xun loogu geeystay magaalada Caabudwaaq isagoona dadweynaha reer caabudwaaq ugu baaqay inay nabada iyo midnimada iyo hormarka degmada ka shaqeeyaan.
Waxa uuna sigaara uGu baaqayaan macalimiinta iyo ardayda wax kabarta degmada caabuwaaq inay iskool lada kuyaala degmada mid kamida  macalin khadar magaciisa lagu xuso si loogu soo xasuusto
dhanka kale waxa oo kahadlay siyaasada guracan ee maamulka Galmudug uu kawado magaalada cadaado iyo waqooyiga  gobolka galgaduud

Listen to “Baaq loo diray bulshada waqooyiga galgaduud iyo tacsi macalin Muqtaar” on Spreaker.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.