Month: October 2016
DEGDEG: Wafdi uu Hogaaminaayo Maxamuud Sayid Aadan oo Gaaray Magaalada Garbaharay ee Xarunta Gobolka Gedo.
Magaalada Garbaharay ee xarunta Gobolka Gedo waxaa gaaray wafdi uu hogaaminaayo Madaxweyne Kuxigeenka Jubbaland.Maxamuud Sayid Aadan kuwaas oo kasoo kictimay Degmada Doolow ee isla Gobolkaas. […]
DHAGEYSO: Wariye Karar Rukow “Saxaafadda Soomaaliya weey liidataa”
Idaacadda VOAda laanteeda afka soomaaliga ayaa.qabatay dood ku saabsan doorka Saxaafadda Soomaalida at kuleeyihiin arimaha Doorashada. dooda oo u dhaxeysay wariye karar aadan Rukow oo […]
XOG: Yaa helay Xubnaha Beesha Sade u matalaya Aqalka Sare. “akhriso Magacyada”
Caawa ilaa barri subax waxaa lagu wadaa in Madaxweynaha Jubbaland uu shaaciyo Xubnaha aqalka sare u matalaya dowlad Goboleedkaasi. Awood qeybsiga lasameeyey ayaa ah ilaa.iyo […]
XOG: Madaxweyne Guuleed oo khiyaanay,Beesha Sade.kana baxay,balamo horay loo galay.
Waxaa gabi ahaanba burburay wadahadaladii u dhaxeeyey Madaxweynaha Galmudug Cabdikariim Xuseen Guuleed iyo Odayaasha beesha sade ee uu horkacayay,Ugaas Axmed Barre cali taakooy, Fashilka kulankani […]
Alshabab oo dhimasho iyo dhaawac ka geystey Mandera Kenya
Al Shabaab ayaa weeraro gaadmo ah ku qaaday degmada Mandheera ee Gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya halkaasoo la sheegay on ay dad ku dileen, […]
In aan Soomaaliya dawlad ka jirin sow ma cadda farahana ka Siibaxayso By Jimcaale
Waxaan la wada soconaa intii goobjooga ahayd wixii ka haray in markii horaba qaran kayagii awooda iyo sharfta badnaa hubka loo adeegsaday ahaa qabyaalad nala […]