Month: October 2016
Waxgaradka kasoojeeda Gobolka Gedo oo kahorjeestey xubnihii Barlamaanka ka imaan lahaa Gedo oo u madax bananayn “aqriso”
Waxagaradka gobolka Gedo ayaa waxay kasoo horjeesteen faragalinta gudiga doorashada iyo maamulka kismaayo kuhayaan cida kamid noqonaysa aqalka hoose soomaliya, gudiga doorshada ayaa ku yiri […]
Daawo:Baaq ku aadan dagaalka udhaxeeya Punland iyo galmudug oo diray Abdulahi Sheikh Ismacil Fartaag
Xili mudooyinkii ugu danbeeye ay dagaalo xoogan ka socdeen magalada Galkacyo ee Xaruunta Gobolka Mudug dagaaladaas oo udhaxeeyo mamulada Galmudug iyo Puntland ayaa waxaa soo […]
Gaalkacyo Ma Qudus Baa Dadkeedu ma Yuhuud iyo Falastiin baa?! By Cabdulaahi Jimcaale
Waa su,aal isweydiin iyo amakaak mudan marka ay dhegahaaga ku soo dhacaan waxa ka soo yeeraaya Magaalada Gaalkacyo.Ninba soo doono haw micneeyo anniga waxay iila […]
Munaasabad lagu dhagax dhigayay Dhismaha Xarunta Agoonta ee Maamo Orphan
Munaasabad lagu dhagax dhigayay Dhismaha Xarunta Agoonta ee Maamo Orphan ayaa lagu qabtay Magaalada Caabudwaaq. Waxaa warkaan Caabudwaaq kasoodiray Wariye Liibaan Cali Guuleed Listen to […]
Howlo looga gaashamanayo Daadadka Roobabka ayaa ka soconaya Baardheere(Codad iyo Sawiro)
Togan oo mara gudaha degmada Baardheere ayaa xilliyada Roobabka ay ka da,aan degmada iyo nawaaxigeeda waxaa ka dhalan jirey khasaarooyin balaaran oo ay ka mid […]