
Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa General Muxiyadin Axmed Muuse u magacaabay taliyaha la dagaalanka argagaxisada iyo mukhaadaraadka ka dib digreeto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha ee magaalada Garowe.
Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes
Leave a Reply