
Ciidamada Maamulada Puntland iyo Galmudug ee isku hor fadhiyay Magaalada gaalkacyo, Kala qadista Ciidamada Labada Maamul ayaa waxaa Goobjoog ka ahaa Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaake iyo Guddiyada Labada Maamul ay u Xilsaareen Dhameystirka Heshiiskii Gaalkacyo lagu gaaray.
Dadka ku nool Magaalada Gaalkacyo ayaa si weyn uGu farxay Kala qaadista Ciidamadaan mudada Bisha ka badan isku hor fadhiyay Galbeedka gaalkacyo.
Leave a Reply