
Heshiiskaan oo ay Goobjoog ka ahaayeen Culumaa’udiinka waxgaradka ayaa waxay soo afjareysaa dhib dhex maray labo beelood oo walaala ah
1-In ay Nabad isla qaateen cidii labada beel kamaqana ay ogaysiinayaan
2-In Xabad Joojin la sameeyo Ciidamadana lakala qaado
3-Cidii aan looga maarmin Xalinta dhibkaas sida Cuqaasha kale ee labada beel ka kala maqan in la raadsho
4- In mudo 7 bari gudahood ah dib loo furo Shirkii Wax lagu qaybtami lahaa oo Xaquuqda dadka lagu kala qaadan lahaa oo la isku dawayn lahaa
Hoos kadhageyso
Leave a Reply