Dhawaan abay ahayd markii ladhagax dhigay dhismahabJamacada Galgaduud ee Degmada Caabudwaaq dhulka laga dhisay jaamacada ayaa horey mid kamida bulshada Caabudwaaq ugu deeqay Jamacada sanadkii 2014.
Maamulka jaamacada ayaa Gedotimes uga war bixiyey meesha ay marayso jaamacada iyakoo sheegay inay maalin kasta goob joog kayihiin hawsha kasocota dhismaha jaamacada ayna ka maqanaanayn ilaa sidii loogu talagay lo dhiso jaamacada.
Leave a Reply