Waxaa xad dhaaf noqday dulmiga iyo musuq maasuqa ay ku kacayaan maamulka Galmudug shir ay yeesheen Beesha Saleebaan oo ay waheliyaan Ugaaskooda ugaas Cabdullahai Ugaas Farax ayey waxay ku sheegen in dulqaadkii kadhamaadey una dul qaadanayn dulmiga ay wadaan maamulka Galmudug.
Beelaha Maamulka Galmudug Musuq Maasuqay ama ergo beena ay kasameeyeen maamulka Galmudg ayaa waxaa kamida Beesha Sacad, beesha Cayr, Beesha Murursade,Beesha saleebaan iyo beesha Mareexaan.
Hoos kadaawo
Leave a Reply