waxgaradkaan ayaa ku eedeeyey maamulka Galmudug inay xareeyeen ergo aan ahayn tii loo gudbiyey oo askartii galmudug ah, odayaashaann ayaa sheegey oday dhaqameedkii 135 oday ee soo xulaysey ergooyinka soomaliyeed iyo ergadiiba in banaanka lagu ceshey oo ansan goob joog ahayn.
Hoos kadaawo
Leave a Reply