
Darawalada Gaadiidka Dadweynahu ay raacaan ee ka shaqeeya Magaalada Muqdisho ayaa ku dhawaaqay in ay Joojiyeen Shaqdii kadib markii ay sheegeen in Lacago Xad-dhaaf ah looga qaado Wadooyinka Magaalada Muqdisho qaarkood iyo Lacag kale oo ay ku sheegeen in ay tahay Caymis oo lagu amray Gaadiidleyda in ay bixiyaan.
Leave a Reply