
Ra’iisal wasaaraha soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaake ayaa maanta kulan kismaayo kula qaatey xubnaha labada aqal eebaarlamaanka soomaaliya ee dhawaan lagu soo doortey magaalada kismaayo
si uu codkooda u helo xiliga doorashada madaxtinimada dalka soomaaliya oo uu musharaxa u yahay.
Leave a Reply