
Alshabaab oo wajiyadooda ay xirnaayeen ayaa soo bandhigay diyaarada Drone-ka ah ee shalay ku dhacday gobolka Shabeelaha Hoose.
Al-shabaab ayaa diyaarada kusoo bandhigay deegaanka Mubaarak oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Hoose, mana la oga ilaa iyo hadda wadanka laga leeyahay.
Leave a Reply