Wasiir ku xigeenka Kaluumeyisga Siciid Jaamac Max’ed Qaalib ayaa sheegay in gacanta lagu soo dhigay markab si sharcidaro ah uga kaluumeysanayay xeebaha Soomaaliya, Wuxuu sheegay in Wasaaradu ay ku biirtay Ururro Caalami ah oo ka dhisan ilaa iyo 8 dal oo iska kaashanaya la-dagaalanka Kaluumeysiga Sharci-darrada ah ee xeebaha Soomaliya.
Leave a Reply