madaxweynaha soomaaliya ayaa maanta kulamo la qaatey xubnaha labada aqal ee baarlamaanka soomaaliya ee ku sugan magaalada kismaayo
wuxuuna kala hadley arimaha doorashooyinka soomaaliya
wuxuuna sidoo kale booqdey xeryaha ciidamada soomaaliya iyo kuwa maamulka jubaland wuxuuna dib oogu laabtey caasimadda soomaaliya ee muqdisho
HOOS KA DAAWO WARBIXINTA Wariye Maxamed khaasim
Leave a Reply