
Doorasha aqalka hoose ee ka socota magaalada Cadaado ayaa saaka lagu doortay xildhibano
Xildhibaannada saaka ku soo baxay dooralshadaasi ayaa kala ah C/xakiin Macalin Axmed,Cali Axmed Shariif iyo Nadiifo Jaamac Faarax oo noqotay xildhibaankii 33 aad ee lagu soo doorto Cadaado.
Leave a Reply