
Doorashadii kadhacday Cadaado ayaa waxaa kusoo baxay Xildhibaanad Nadiifo Faarax Jaamac oo markii ugu horeysey oo ay kamid noqoto barlamaanka federaalka Soomaliya, xafiisk qaramada midoobey ee u qaabilsan soomaliya ayaa u hambalyeeyey xildhibaanada iyadoo heshey 45 cod.
Leave a Reply