qaybaha kala duwan ee Ciidamada Puntland sida kuwa Bada iyo bariga ayaa waxay lawareegeen magaalo Xeebeed qaladala halkaas oo urur argagixiso aha ay qabsadeen, Ciidamada Puntland lama kulmin wax iska caabis ah sababtoo ah ururka alshabaab way iskaga baxeen ayako qabtey buuroleyda kuhareereysan qandala.
Hoos kadaawo
Leave a Reply