Waxaa wali kasocda Magalada Caado doorashada aqalka hoose iyadoo ay kasoo yeereyso beelaha cabasho xoogan oo kusaabsan boob, isdabamaris iyo dhac ay kuhayaan maamulka Galmudud, Musharaxiinta qaar kamid ayaa ku eedeeyey inay been abuur laga sameeyey maamulka galmudgna boobayo kursigoodii.
hoos kadaawo
Leave a Reply