
Xarakada Al-shabaab ayaa dagaal la`aan kula wareegay xalay kudhawaad hal saac habeynimo degmada Ceel-waaq ee gobalka Gedo iyadoona ey iskaga bexeen mamulka iyo ciidmadaii halkaas ku sugnaa, Warar aan laxaqiijin ayaa sheegaya inay jiraan dhimasho iyo dhaawac.
Sida lagu yaqaano al-shabaab waxaa lafilayaa inay caawa iskaga baxaan degmada Ceel-waaq ee gobolka Gedo iyagoo ka cabsi qaba in lasoo weeraro cir iyo dhulba.
Wararkeena dambe kala socda waxii xaalada degmada Ceelwaaq
Leave a Reply