
Waxaa iskuulada Kismaayo ka bilowday wajigii kowaad imtixaanka iskuulaadka degmada Kismaayo, wafti uu kamid yahay xildhibaan shire Colaad oo ah gudoomiye kuxigeenka gudiga arimaha Bulshada u xilsaran Xildhibaanada iyo maamulka Jubbaland ayaa kor meeray iskuulada Rugta,Jubba,Faanoole iyo Guulwade oo ardayda imtixaanka u fariisanaysay waxayna war bixin kadhageysteen maamulka iskuuladaas ay kormeereyeen.
Hoos kadhageyso
Leave a Reply