
Wararka ka imaanaya degmada Mandhera ayaa sheegaya in dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ay bur buriyeen anteenooyin ay laheyd shirkada Isgaarsiinta Safaricom, kaddib markii ay ku xireen miinooyin, Anteenooyinka Isgaarsiinta ayaa ku yaalay deegaano ku dhow dhow Mandhera.
Leave a Reply