
Maamul Goboleedka Puntland ayaa soo gabagabeeyay dorashadii Baarlamanka Cusub ee Soomaaliya 2016/2020-ka, 15-ka Bishan ayaa la filayaa in la dhaariyo Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Cusub ee Soomaaliya, iyagoo yeelanaya fadhigii u horeeyay, waxaa qorshuhu yahay in 22-ka Bishan Disembar la doorto Guddoonka Baarlamaanka, iyadoo 28-ka Bishanna oo la dooranayo Madaxweynaha Dalka ee Afarta Sana ee soo socota.
Leave a Reply