Gabar labaadi goobayey mudo shan maalmood ah ayaa meeydkeedii laga helay caws hoostiis, Madaxda kala duwan ee Gabiley sida taliyaha Booliska iyo Gudoomiyaha Gobolka Gabilay ayaa dadka usheegay inay isdajiyaan madaxdaan aya sheegay in kiiska gacanta lagu hayo lana hayo ninkii lagu tuhmaayey allaha unaxariisto Raxmo Aw-aadan hooyadaan ayaa katagtey sideed caruur leh.
Hoos kadaawo
Leave a Reply