Madaxweyanha Puntlanda ayaa u dhoofay muqdisho, si uu uga qaybgalo shirarka dhamaystirka doorashada ee kadhacaya Muqdisho, Gaas ayaa sheegey in shirku soconayo labo bari waxaana looga hadlayaa arimaha doorshada, mar wax laga waydiiyey labada kursi ee Puntland oo ladiiday ayuu ka gaabsadey inuu kahadlo.
Leave a Reply