Wafdi uu hogaaminayo Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Maxamed Aaden Axmed, Wafdigaan ayaa sidoo kale uu ka mid yahay Safiirka dowladda Ingiriiska u Fadhiya Soomaaliya.
Garoonka Diyaaradaha Magaalada Baydhabo ayaa waxaa kusoo dhaweeyay Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed.
Ujeedada ay u gaareen Baydhabo ayaa waxa la sheegaya in ay tahay taageerida ciidanka Xoogga ee ku sugan degaanada maamulka Koonfur Galbeed waxay xariga kajareen dhismo lagu balaarinayo qaybta Lixdamaad.
Leave a Reply