Hormarka ay sameyneyso Jaamacadda JOBKEY ee Muqdisho ma ahan mid ku eg Soomaaliya sidoo kale dhanka xariirka dibada Iyo wadashqeynta waxbarashada Sare. Jaamacadda STAFFORD oo ka mid ah jaamacaddaha kuyaala dalka Uganda ayey la sameynay partnership taarikhi oo ka dhacaya halka hotel ka Diplomatic ee magalada Mogadishu.
Madaxda Jaamacada STAFFORD ayaa sheegey inay xiriirka labada jaamacadood noqon doono mid Joogta ah wadashaqeyn buuxdana yeelan doonaan waxayna aad soo dhaweeyey sida wanaagsan ee loo soo dhaweeyey ayakoo umahad ceshey maamulka iyo ardayada Jaamacada JOBKEY.
Maamulka Jaamacada JOBKEY oo kamid ahaa Amaareer Isaaq Deeanka Kuliyada Law & Social Science iyo madaxda kale ayaa ayakuna sheegey inay ahayd heshiis taariiqi ah oo wax badan utaraya shacabka soomaliyeed iyo araday Jaamcada JOBKEY.
Leave a Reply