Degmada Baladxaawo waxay kutaala gobolka gedo waxayna daris yihiin dalka kenya gaar ahaan degmada Mandera, waxaa ksuoo noqday degmada Baladxaawo Bulsho kala duwan sida dhalinyarada, aqoon yahano iyo qurbajoog ayakoo bilaabay inay maal gashtaan dhulkooda.
Hoos kadaawo
Leave a Reply