Safiirka Ingiriiska u fadhisa Dalka Soomaaliya ayaa Maanta tagtay Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose, Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa Xarunta Madaxtooyada Magaalada Kismaayo ku qaabilay Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya,waxaana ay ka wada hadleen Arrimo dhowr ah.
Hoos kadaawo
Leave a Reply