Beesha Reer Garaad oo ka tirsan beel weynta sade uga furmey magaalade Muqdisho waxaana shirka maanta daah furey garaadka beesha waxaana goob joog ahaa dhamaan odayaasha dhaqanka iyo siyaasiyeenta beesha sade, Beesha reer garad ayaa cabasho ka ahayd in aan qayb laga siin kurastii Baarlamaanka soomaliya.
Hoos kadaawo
Leave a Reply