Tababarkaan sare u qaadidda Aqoonta Howl-wadeenada Garsoorka Dalka ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka, Xubno ka socday Garsoorka Maamu- goboleedyada Dalka iyo Howl-wadeeeno ka tirsan Hay’adaha Garsoorka Dowladda Federaalka Soomaaliya, Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka Ibraahim Iidle Suleymaan ayaa sheegay in loo baahan yahay in Garsoorka uu noqdo mid madaxbanaan.
Leave a Reply