xaflada dhaarinta xildhibaanada cusub ee baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa saaka ka socota magaalada Muqdisho taasoo lagu qabandoona dugsiga sare ee booliiska.
Xaflada dhaarinta xildhibaanada cusub ee baarlamanka ayaa lagu wadaa iney goob joog ka noqdaan madaxda dowladda, kuwa maamulgoboleedyada iyo wakiillo ka socda beesha caalamka.
Leave a Reply