
Magaalada Garbahaarey ee gobolka Gedo ayaa waxa kusoo badanayaa goobaha wax lagu barto sida iskuulada mid hoose iyo mid sareba, Bulshada garbaahreey ayaa aad u amaanay heerka wax barasho ee Garbaarey iyadoo marxalado kala duwan soo martey.
Iskuulka Al-anwar ayaa kamida iskuulada wax laga barto waxauuna ka kooban yahay dugsiga hoose iyo kan sarre tayada waxbarashada iskuulkaan ayaa ah mid aad usareysa.
Hoos kadaawo
Leave a Reply