Saraakiisha Ciidanka Dowladda ayaa sheegeen in ay Magaalada ka saareen Shabaabkii Caawa soo Weeraray Degmada Afgooye Al-shabaab ay Magaalada uga Carareen Meydad waxaana hadda Xaaladdu ay tahay mid degen.
Dhanka kale Dadka ku dhintay Dagaalka Caawa waxaa ku jira Sargaal ka tirsan Ciidamada Dowladda oo lagu Magacaabo Daahir Digoote oo Caan ka ahaa Magaalada Afgooye, Maamulka Degmada Afgooye iyo Saraakiisha Ciidamada weli kama hadlin Dagaalka Al-shabaab ay Caawa ku soo qaadeen Degmada Afgooye.
Leave a Reply